Xuseen Iidow oo mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw doorasho natiijadeeda lasii ogaa oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka lagu doortay Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf (Iidow)oo katirsanaa Xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday. Doorashada goordhaw ka dhacday magaalada Dhuusomareeb oo sumadeedu aheyd HOP043 ayaa waxaa ku tartamayay Xildhibaan Xuseen Iidow iyo Musharax kale oo lagu magacaabo Maxamed Xirsi Faarax. Guddiga Doorashada ayaana … Continue reading Xuseen Iidow oo mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka